www.somalistartv.weebly.com
  • Home
  • Music and Downloads
  • Times
  • tv shows
    • Somalia
Picture
Picture
Picture
Picture
Picture
Picture
solna Trafikskola i Sollentuna Adress: Malmvägen 22c 191 60
Sollentuna E-post: sollentuna@solnatrafikskola.nu
Telefon: 08-37 10 10 Information: Öppettider reception
Mån-Tor: 10:00-20:00S
Fredag: 10:00-17:00
Denna e-postadress är skyddad från spamrobotar. Du måste tillåta Javascript för att visa e-postadressen.
Picture
Picture
Picture
bahda mediayahaoppnakanal somalistartv
iyotv horseed waxaan hambalyo udiryenaa aabbe axmed dahir tayson iyo hooyo xamdi hilowle
oo dhawaan wiil ugu dhashay magalada stockholm ee dalka sweden wiilkas oo loo bixiyay
Ruuxi waxaan ilaah uga baryeynaa midkii dalkiisa diintiisa iyo waalidkaba anfaca aamiin
Picture
Picture
SomaliRadio
Hiiraan.com 
puntlandnews24

Radio Garaw

Radio Warsan
Radio Benadir
Somali swiss
Radio Xoriyo
Radio & TV Djibouti
Qaran Radio

Radio Dalmar

AllPuntland
Allwadani

BBC L. Afka Soomaaliga  

Cayaarahadunid
Ceelbuurnet
Codka America VOA
Codkawaamo 
GeesGuud

Jilibweyn 

SomalistarTV

Picture
Picture
Picture
http://www.stff.se/
Picture

stockholm.se/idrott

Picture
Grattis ACMilan Vann italianska mästare 2010-2011
Picture
Picture
Picture
Xulka Qaranka Somalia  iyo XUlka Yeman oo Cayaray Sanadi 1970  Video Markas la Dubay oo Iidnkaga Heyno Xulka Qaranka Somalia oo Awood u shegtay Yeman 2 Goal iyo Waxba  Yeman oo ila Hada ka shekeyso Nasiib Wanag Wadankena Somalia uma helin Fursado badan   ee ku saftan wayo waxa ka dhacay Rabshado badan wadanki wo bur buray hadi ee sii socon lahed nabadi xiligas aa hesanay  Markan heer wangsan ayaan calamka ka jogi lahen

Hadaba Daawo Video-ga Cayarti  ka dhacday 1970 -3-27   Xulka Qaranka Somalia oo Marti Galinayay Cayrtas waxey wataan maaliyada ama dharka cad
-bluga waa yaman


Picture
Zlatan Ibrahimovic

Won 2001/2002 with Ajax

Won 2003/2004 with Ajax

Won 2004/2005 with Juventus.

Won 2005/2006 with Juventus.

Won 2006/2007 with Inter.

Won 2007/2008 with Inter.

Won 2008/2009 with Inter.

Won 2009/2010 with Barcelona.

Won 2010/2011 with Milan
Picture
Picture
Picture
Ex-goolhaye Abdi Mohamed Ahmed ( C/xaaq)  waxaa uu horey halkaasi uga dhigey rikoor markii 2009 loo magacaabay tababaraha ugu fiicnaa tartanka ay ka qeyb galayeen dhamaan Jaaliyadaha Caalamka eek u dhaqan dalkaasi Austrelia, sidoo kalena 2010 ayuu qabtay xilka Macalinimo ee kooxda Odaa SC oo xiligaasi ahayd heerka sadexaad, waxaana uu durba u qaaday horyaalkii iyagoo B u soo dhaqaaqey iminka si toos ah u tiigsadey horyaalka heerka koowaad ee waqooyiga  austrelia.
Picture
La taliyihii dhinaca Saxaafadda ee madaxweynihii hore ee Puntland  Bile Maxamuud Qabowsade kana mid ah weriyeyaasha ugu caansan Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya ayaa magaalada Boosaaso lagu xiray. Xarigga weriye Bile oo dhacay xalay ayaan ilaa iyo hadda la ogeyn sababta ka danbeysa, waxaana saqdii dhexe xilliga geeska Africa gurigiisa kala baxay ciidamada Booliska.
Bile Maxamuud Qabowsado oo horay u lahaan jirey mid kamid ah warsideyaasha loogu akhriska badan yahay Puntland oo lagu magacaabo Yool wuxuu mudooyinkii u danbeeyey qayb ka ahaa Siyaasiyiinta dhaliila maamulka madaxweyne Faroole.
Xarigga Bile Qabowsade ayaa noqonaya kii 2-aad ee muddo todobaad gudihiis ah magaalada Boosaaso ka dhaca, 2-beri kahor ayeyna hayd markii ay ciidamada Boolisku xireen weriye Cabdiweli Xasan Cabdi (Gooni).
Weriye Gooni oo isna sidan oo kale gurigiisa xili habeenimo ah loogala baxay ayaa lasii daayey shalay gelinkii danbe iyada oo aan si cad loo qeexin sababta loo xiray.
Bile Qabowsade wuxuu horay usoo noqday la taliyaha madaxweynaha Puntland ee dhinaca Saxaafadda xiligii uu talada Puntland hayey madaxweyne Cade Muuse, isagoo sidoo kale wasiir ku-xigeenka kaluumaysiga kasoo noqday xukuumaddi AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed.
Xarrigga lagula kacayo bahda Saxaafadda oo bilihii u danbeeyey kusoo badanayey Puntland gaar ahaan magaalada Boosaaso ayaa in badan oo bulshada kamid ahi waxay isweydiinayaan sababta ka danbeysa iyo waxa xiligan kusoo beegay.

Picture
HALKAN KA DAAWO Hoose 42 Guuradii kaaankii 21 oktobar
Maxaad ka xasuusataa Kacaankii 21-oktobar? Tariikhdii SOMALIYA DHageyso
Picture
Picture
Picture
Heestii raiisal farmajo fannaniinta
Reer stockholm kusoo dhoweyen daawo
Halkan hoose kadaawo
buuggii uu qoray madaxweynihii
hore mudane cabdullahi yusuf

Royal tv 24 stockholm
Picture
Picture
Picture
Beesha Ismaacil Saleebaan oo Codsi ujeedisay Madaxweynaha Puntland (Bayaan)
May 24, 2012
Ku: Madaxweynaha DPL Garoowe
Ku: Golaha Baarlamaanka DPL Garoowe.
Ku: Guddiga Sare ee Garsoorka DPL Garoowe
Ku: Wasaarada Cadaalada & Arimaha Diinta DPL
Garoowe.
Og: Maxkamada Sare ee C.Q.S DPL Garoowe.
Ujeedo: Cabasho u baahan Waxkaqabasho.
Anagoo ah Isimada,nabadonada,aqoonyahana
da iyo waxgaradka Beesha Ismaaciil Saleebaan waxaanu ka cabanaynaa isla markaana aanu doonaynaa in wax laga qabto xukun lagu riday wiil yar oo aan waxba galabsan,wiilkaas oo lagu been abuurtay,maxkamadana la saaray aan ikhtisaas u lahayn dhagaysiga dacwadiisa, sida uu qabo qaanuunka u yaala Dawladda Puntland ee Soomaaliya waana sidan:
01. Waxaa reeban oo sharci darro ah dacwad aanay soo gelin Maxkamada D/1 oo weliba aan raxfaan laga soo qaadan inay gasho oo xukun kasoo saarto Maxkamada sare haddii arintaasi dhacdana xukunka kasoo baxana wuxuu noqonayaa waxba kama jiraan sida uu qabo Qodobka 4-aad farqadiisa 1,2,3aad ee H.X.C.S
02. Kiiskaan oo Garsoorayaashii dhegeystay markay arkeen inaanu Maxamuud Jibriil ahayn ninkii kiiska galay isla markaana uu ku khasbay Gudoomiyaha Maxkamada sare inay ku raacaan xukunka toogashada ah isla markaana ay diideen [ka Insixaabeen] ayuu Gudoomiyuhu keensaday niman kamid ahayn Garsoorka Maxkamada Ciidanka isla markaana aan ahayn kuwii dhegeystay dacwada,nimankaas oo uu watay Gudoomiyuhu si sharci daro ah si ay ugu dhawaaqaan xukunka aanu dacwadiisu dhegeysan taasina waa arin aad uga fog sharciga iyo Qaanuunka wadanka u yaala oo Xaaraam
ah.
03. Gudoomiyaha Maxkmada Ciidanka dhegeysiga kiiska ka hor ayuu ra’yi ka bixiyey isagoo ku yiri Odayaasha uu khuseeyey kiiskaan oo u soconaayey Toogasho ayaan ku Xukumayaa ka dibna Madaxweynaha ayeynu Cafis u weydiinaynaaoo aniga ayaa idin la tegeya, sidaas darteed waxaa Xaaraam ah in uu galo ama uu kamid noqdo Garsoorka qaadaya dacwada kiiskaan sida uu qabo kQodobka 10-aad H.X.C.S Farqadiisa 1-aad xafarka (F).
04. Xeer ilaaliyaha ku doodayey Maxamuud Jibriil ma ahayn Xeer Ilaaliye sharci ah waayo Gudoomiyihu wuxuu eryey oo shaqada ka fariisiyey Xeer ilaaliyihii sharciga ahaa wuxuu Suuqa uga yeertay
Askari isla markaana u dhiibay Dukumiintigii isagoo aan wadan Digreetadii Maxadaxweynuhu ku magacaabay iyo mid kale toona ayuu iska galay in uu dacwada Oogo, sidaasi darteed dacwadii uu Cabdi Cali ku oogay Maxamuud Jibriil waa waxba kama jiraan sida uu qabo Qodobka 12-aad ee H.X.C.S oogi karo dacwada cidina sharcina maahan.
05. Maxamuud Jibriil sida uu sheegay isagu waxba ma dilin,wuxuuna yiri aniga waxba ma dilin meesha wax lagu dilayna ma joogin ee waxaan joogay geedkii aan ku qadeynaynay oo u jira meesha wax lagu dilay 45-mitir kabo ayaan gashanaayey markii ay rasaastu dhacaysay qorigaygana rasaas kama dhicin,waana layga been abuurtay oo waxaan ahaa nin kaligii reer ka joog ah meesha, inta kalena waxay ahaayeen niman qabiil kasta rag badina ka joogaan,way kala baqeen waxayna go’aansadeen inay aniga oo kaligay ah igu kaarta baxaan sidoo kalena waa la i dilay oo waxaa i dilay 5-nin si aan u qirto dembi aanan gelin,waxaana i jaban 2-feerood.
Markhaantiyaashu sida ay wax u Sheegeen.Maraga 1-aad: Ciise Maxamuud Warsame,wuxuu yiri marka ninka la dilay ka hor Maxamuud Jibriil Xabado bilaaba gaal ayaan ku tegayaaye.
Qareenku: wuxuu su’aalay adiga ma joogtay meesha gaalka lagu dilay ?
Ciise wuxuu ku Jawaabay aniga meesha gaalka lagu dilay majoogin , markhaantina kama ihi inuu Maxamuud Jibriil dilay gaalka.
Maraga 2aad: Maxamuud Axmed Cabdi ,wuxuu yiri waxaanu sameynay “MAP” meesha xabadu kaga soo dhacdayna waxaa taagnaa Maxamuud Jibriil. Qareenku: wuxuu su’aalay Adiga goobta majoogtay?
Maxamuud wuxuu ku jawaabay maya,waxna kama ogayn meesha waxaanu ku tagnay Diyaarad,waxaanuna sawirnay meesha oo MAP ka sameynay.
Maraga 3aad: Siciid Ducaale Faarax ,wuxuu yiri gaalka meesha xabadu kaga soo dhacday waxaa aadanaa Maxamuud Jibriil anaana arkaayey.
Qareenku: Wuxuu su’aalay adiga ma arkaysay markii gaalka Xabadu ku socotay gaalka?, wuxuu ku Jawaabay maya ma arkayn laakiin meesha isaga ayaa ku aadanaa.
Dhibane Maxamuud Jibriil Xuseen,wuxuu cadeeyey in ninka la yiraahdo Siciid Ducaale Faarax intaaney xerada kasoo bixin in laba jeer ay is dirireen isla markaasna uu labada goorba dilay,wxuu yiri maraga uu igu furay waa aar goosiArrinta in ay is dirireen oo laga adkaaday Siciid Ducaale laba jeer waxaa cadeeyey Markhaantiyaal badan oo goob joog ahaa.
Sidaas darteed hadii aanu nahay Oadayaasha, isimada,nabadoonada ,Samadoonada,aqoonyyahanada iyo waxgaradka kale ee Beesha Ismaaciil Saleebaan,waxaanu sheegeynaa mas’uuliyiinta Cabashadani sida tooska ah iyo Ogaysiinta ah ugu socoto in Cabashadan wax laga qabto angoo ah dad Jecel nabadgelyada iyo horumarinta ,dhawrayana nidaamka iyo kala danbeynta ku dhaqan Dastuurka iyo wada noolaanshaha ,iyadoo la doonayo in wiilkayaga lagu qanciyo Hay’adda Saracen International isagoo aan ahayn kii geystay dembiga loo haysto oo ah dilka ninka gaalka ah.
Iyadoo Shareecada Islaamka aanay qabin in qof muslim ah loo dilo gaal ,Dastuur u yaala dawladna aanay dhigayn ,Qodobada aanu sare kusoo sheegeynayna ay yihiin kuwa Xaqiiqda ah oo dhacay lagulana kaca
Maxamuud Jibriil arin dulmi Cad oo xaaraam ah. Waxaanu aanu qaadan karno ama naga degi kara maahan in wiilkayaga Isagoo aan waxba dembi lahayn hortayada lagu qanciyo gaalo oo lagu
dilo,suurtagalna maahan Sharci Islaam iyo Qaanuun midna maahan wax caqliga Bini’aadamka geli karana maahan in arintaas la sameeyo dulmiga iyo sharci daro ah.
Sidoo kale Dastuurka Punad.tland aanu ogolayn Qaanuun iyo dhaqan aan
waafaqsaneyn Shareecada
Islaamka ama ka hor Imaanaya sida uu qabo Qodobka 9aad farqadiisa 1,2,3,4 Waxaan ka codsaneynaa oo u sheegeynaa mar labaad mas’uuliyiinta warqadni sida tooska ah ugu socota inay wax ka qabtaan Cabashadaan aanu usoo gudbinay anagoo dhawrayna kala damaynta isla markaana qadarinaya Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed.
Saxiixayaasha Mas’uuliyiinta Beesha Ismaaiil Saleebaan.

01. Suldaan Khaalid Abshir Saalax
02. Nabadoon Axmed Cabdi Sandheere.
03. Nabadoon Maxamuud Cabdi Cawad.
04. Nabadoon Cabdi Geelle Nuur.
05. Nabadoon Siciid Cali Galan.
06. Nabadoon Diraac Cali Daad.
07. Nabadoon Axmed Dhoola yare.
08. Nabadoon Saalax Muumin.
09. Nabadoon Shire Cali Muuse
10. Nabadoon Siciid Jaamac Caynab.
11. Nabadoon Maxamuud Axmed Wilwilo.
12. Nabadoon Siciid Maxamuud Axmed.
13. Nabadoon Cabdillaahi Adan Jaamac.
14. Nabadoon Abshir Saalax Miig.
15. Nabadoon Shire Maxamuud Guuleed.
17. Nabadoon Axmed Nuur Busur Ciise.
18. Shiikh Salaad Maxamuud Samatar Salaad Jawle.
19. Samadoon Shire Aw Axmed Maxamed.
20. Samadoon Cabdirashiid Cabdillaahi Cismaan.
21. Samadoon Muuse Carshe Axmed.
22. Samadoon Jibriil Xuseen Axmed
23. Ganacsade Xaaji Maxamed Nugus.
24. Ganacsade Xaamid Cabdillaahi Cismaan.
25. Ganacsade Maxamed Cabdillaahi Cawad.
26. Ganacsade Maxamuud Cabdi Geelle.
27. Aqoonyahan Yaasiin Muuse Maxamed.
28. Aqoonyahan Axmed Samatar.
29. Aqoonyahan Adan Saalax Samatar.
30. Aqoonyahan Maxamuud Maxamed Cabdillaahi.
31. Aqoonyahan Jamaal Cabdiqaadir X.Yuusuf.
32. Aqoonyahan Siciid Xasan Axmed.
33. Aqoonyahan Shire Saalax Jaamac.
Wabillaahi Towfiiq.
WAXAAN   KA SOO  XIGANNAY
USTAAD   AHMED   MOHAMED  ( DINASH)
Mugadishu & Hargeisa Basketball oo ka qeyb galey INTERCITEIS GAMES 2012 Kampala
Halka hoose ka daawo
BY := USTAD AHMED DINASH U KA SOO XIGTAY INJ/ BANA ALI
Click to set custom HTML
Picture
Kooxda Chelsea oo markii ugu horreysay ku guuleysatayKoobka Horyaalnimada Yurub
Picture
Khubarro Sharci-yaqaanno iyo Aqoonyahanno Soomaaliyeed ah oo ka digay khatarta Qabyo-qoraalka Dastuurka (SAWIRRO) -
Picture
Casho Sharaf lagu soo dhaweynayay halyeeyadii K/Kolayga Luul Cusmaan Sabreye oo booqosho Gaaban ku timid Magaalada Stockholm ee dalka  Sweden.More info
Picture

Xafladii Daah-Furka Puntland Diaspora Forum Nordrhein-Westfalen oo Ka Dhacdey magaaladda Bonn :-Daawo Sawirada (Guji-riix) SMC /Bonn/26-April-2012

Picture
Qorituurkii cayaaraha xagaaga SEUKI 2012 oo si aan caadi aheeyn uga dhacay Magaalada Stockholm ee dalka Sweden
Picture
åsa oo ah madaxa xisbiga doogga
oo la kulantay somalida stockholm
iyo wariyaha Royaltv halka hoose
kadaawo
Halkan hoose kadaawo
dooda royaltv swedenee
dastuurka
Picture
Picture
kala xiriira dhinaca arrimaha xafladaha iyo wufuuda haddii la idiin duubayo mr ciise rooraaye tel nr 0762470851
Picture
 Tafsiirka Qur'aanka oo dhamaystiran Sh. Muxamad Sh. Cumar Dirir 114

Picture
Somali FA appoints technical and administrative representatives in Europe & North America
Picture
Bahda mediyaha somalistartv iyo tv horseed iyo dhamman cayaartoyda iyo dhallinyarada reer stockholm waxaan tacsi udrieynaa cayaartogii weynaa ee kooxdii llpp iyo qarankaba bashiir jeenyo oo hoyadiis marxumad xawo ali guled dhawantan ku geriyotay magalada moqdisho waxan marxumada ilah uga baryeyna jannadii fardawsa ilahey kawarabiyo eheladi iyo qarabadina samir iyo iiman kasiiyo aamiin yaa rabbi
asc   warab  waxaan  arkay  maanta  akhbaarta  naxdinta leh  oo ah  Geeridda  Xagga ah  oo ay ka geeriyotay  Walaalken
Bashiir  Jeenyo   Hoyadii  Marxumadda  Hawo   Ali  Guuleed oo Anigoo  ku hadlooya  Magaca  bahdda  Sport  somaliyed ee
Deggan  Jarmalka  oo aan  leenahay  waa meel  nawadda  sugoyssa  oo ay naga hormatay  marxumadda  Allaha uuga
dhiggo  Qabrigga  Rawdhul janna  ,Su"aasha  Qabriganna  Allaha waafajiyo  ( RADHIITU BILLAAHI  RABBAN WABIL ISLAAMMI
DIINNAN  WABI  MUHAMADIN  NABIYAN  WARASULAA)Amiin  Eheladinna  samir iyo iimaam Allaha  ka siyo

1- Ibrahim  Ahmed  ( SHaash)
2-  D A C A AY
3- Ahmed  Musse
4- Ahmed  Hadafow
5- W a r a a be
6- Ahmed  Dinash
7 - hawo King
8- sacdiyo  Ali
  • kisima Footballers(Halkaan Riix)
Halka hoose ka daawo wareysiga
luul sabriye cayartoydi hore basketka qaranka somaliya
Picture
Picture
Picture
Picture
Rapper K'Naan has made great strides in terms of his musical career in recent years, but lately it's his efforts as a global ambassador that have thrust him into the spotlight alongside Bono and most recently former U.S. President Bill Clinton.
Picture
Picture
Picture
Picture
Madaxda Fiba Africa oo Amaanay Jaaliyada Isboortiga UK Fiba Africa Commissioner and East & Central Africa Intercities Commitee Board Member Mr. Agina Wesonga, Ayaa Markii ugu horeesay la hadlay Jaaliyada Isboortiga Soomaaliyeed ee Dalka UK, ka dib Casho Sharaf Bahda Isboortiga UK ay ku lahaayeen bishan 11/05/12 Hotelka Millennium ee Galbeedka London.

44 sano kadib City oo noqotay horyaalka England.More info
Picture
Halkan hoose ka daawo wareysi
aan layeelanay Mudane RIVO
Royal tv 24 stockholm
Create a free website with Weebly Photo used under Creative Commons from Mr. Jacobsen